Surah Ad-Duhaa in Somali: translation and audio
Surah 93 · الضحى · The Morning Hours · 11 verses
Surah Ad-Duhaa verse by verse: the Arabic with a recitation you can repeat, the transliteration, and the Somali translation by Mahmud Muhammad Abduh. For the meaning of every word, see Surah Ad-Duhaa word by word in English.
Verse 1
وَٱلضُّحَىٰ
Transliteration wal-ḍuḥā
Somali Eebe wuxuu ku dhaartay Barqinka.
Verse 2
وَٱلَّيْلِ إِذَا سَجَىٰ
Transliteration wa-al-layli idhā sajā
Somali Iyo Habeenku markuu xasilo (Madoobaado).
Verse 3
مَا وَدَّعَكَ رَبُّكَ وَمَا قَلَىٰ
Transliteration mā waddaʿaka rabbuka wamā qalā
Somali Inaan Eebe ka tagin Nabiyow kuuna cadhoonin.
Verse 4
وَلَلْـَٔاخِرَةُ خَيْرٌ لَّكَ مِنَ ٱلْأُولَىٰ
Transliteration walalākhiratu khayrun laka mina l-ūlā
Somali Aakharana kaaga khayr badan Aduunka.
Verse 5
وَلَسَوْفَ يُعْطِيكَ رَبُّكَ فَتَرْضَىٰٓ
Transliteration walasawfa yuʿ'ṭīka rabbuka fatarḍā
Somali Eebaana ku siindoona (wanaag) waadna raalli noqon.
Verse 6
أَلَمْ يَجِدْكَ يَتِيمًا فَـَٔاوَىٰ
Transliteration alam yajid'ka yatīman faāwā
Somali Miyuusan ku helin Eebahaa Adigoo Agoon ah oosan ku dhawaynin.
Verse 7
وَوَجَدَكَ ضَآلًّا فَهَدَىٰ
Transliteration wawajadaka ḍāllan fahadā
Somali Miyuunase ku helin Adigoo baadi ah oosan ku hanuuninin.
Verse 8
وَوَجَدَكَ عَآئِلًا فَأَغْنَىٰ
Transliteration wawajadaka ʿāilan fa-aghnā
Somali Miyuunase ku helin Adigoo caydhi ah oosna ku hodminin (kuu waxyoonin).
Verse 9
فَأَمَّا ٱلْيَتِيمَ فَلَا تَقْهَرْ
Transliteration fa-ammā l-yatīma falā taqhar
Somali Ee Agoonta ha xoogin (hana dhihin).
Verse 10
وَأَمَّا ٱلسَّآئِلَ فَلَا تَنْهَرْ
Transliteration wa-ammā l-sāila falā tanhar
Somali Ka wax su'aalina ha canaanan.
Verse 11
وَأَمَّا بِنِعْمَةِ رَبِّكَ فَحَدِّثْ
Transliteration wa-ammā biniʿ'mati rabbika faḥaddith
Somali Nicmada Eebahaana ka sheekee (ku mahadi).
Read Surah Ad-Duhaa in another language
- English (word by word)
- Albanian
- Amazigh
- Amharic
- Assamese
- Azerbaijani
- Bambara
- Bangla
- Bosnian
- Bulgarian
- Chechen
- Chinese
- Czech
- Dari
- Dhivehi
- Dutch
- Finnish
- French
- German
- Gujarati
- Hausa
- Hebrew
- Hindi
- Indonesian
- Italian
- Japanese
- Kannada
- Kazakh
- Khmer
- Kinyarwanda
- Korean
- Kurdish
- Luganda
- Malay
- Malayalam
- Maranao
- Marathi
- Nepali
- Norwegian
- Oromo
- Pashto
- Persian
- Polish
- Portuguese
- Romanian
- Russian
- Sindhi
- Sinhala
- Spanish
- Swahili
- Swedish
- Tagalog
- Tajik
- Tamil
- Tatar
- Telugu
- Thai
- Turkish
- Ukrainian
- Urdu
- Uyghur
- Uzbek
- Vietnamese
- Yao
- Yoruba
All 114 surahs in Somali: the Qur’an in Somali.
Somali translation: Mahmud Muhammad Abduh, from Quran.com. Transliteration: Quran.com. Recitation: Mishary Alafasy, from EveryAyah.com. MyDugsi is a learning aid, not a replacement for a qualified teacher.