MyDugsiStart learning

Surah Al-Balad in Somali: translation and audio

Surah 90 · البلد · The City · 20 verses

Surah Al-Balad verse by verse: the Arabic with a recitation you can repeat, the transliteration, and the Somali translation by Mahmud Muhammad Abduh. For the meaning of every word, see Surah Al-Balad word by word in English.

Verse 1

لَآ أُقْسِمُ بِهَـٰذَا ٱلْبَلَدِ

Transliteration lā uq'simu bihādhā l-baladi

Somali Eebe wuxuu ka dhaaran Magaalada «Makaad ee Sharrifan».

Verse 2

وَأَنتَ حِلٌّۢ بِهَـٰذَا ٱلْبَلَدِ

Transliteration wa-anta ḥillun bihādhā l-baladi

Somali Ood Nabiyow daggantahay dhexdeeda.

Verse 3

وَوَالِدٍ وَمَا وَلَدَ

Transliteration wawālidin wamā walada

Somali Iyo Nabi Aadam iyo carruurtiisa «Dadka».

Verse 4

لَقَدْ خَلَقْنَا ٱلْإِنسَـٰنَ فِى كَبَدٍ

Transliteration laqad khalaqnā l-insāna fī kabadin

Somali Ee Eebe Dadka wuu Abuuray iyagoo dhib iyo shaqo (Adduunka kala kulmi).

Verse 5

أَيَحْسَبُ أَن لَّن يَقْدِرَ عَلَيْهِ أَحَدٌ

Transliteration ayaḥsabu an lan yaqdira ʿalayhi aḥadun

Somali Ma waxayse u maleeyeen inaan cidna awood ku lahayn (dadku).

Verse 6

يَقُولُ أَهْلَكْتُ مَالًا لُّبَدًا

Transliteration yaqūlu ahlaktu mālan lubadan

Somali Dadka (Gaalada) waxay odhan waxaan bixiyey xoolo badan (si xaqa loo horjoogsado).

Verse 7

أَيَحْسَبُ أَن لَّمْ يَرَهُۥٓ أَحَدٌ

Transliteration ayaḥsabu an lam yarahu aḥadun

Somali Ma wuxuu u maleeyay (xaq diiduhu) inaan cidna arkaynin.

Verse 8

أَلَمْ نَجْعَل لَّهُۥ عَيْنَيْنِ

Transliteration alam najʿal lahu ʿaynayni

Somali Miyaannaan u yeelin Laba indhood.

Verse 9

وَلِسَانًا وَشَفَتَيْنِ

Transliteration walisānan washafatayni

Somali Iyo Carrab iyo Laba bishimood.

Verse 10

وَهَدَيْنَـٰهُ ٱلنَّجْدَيْنِ

Transliteration wahadaynāhu l-najdayni

Somali Oo miyaannaan u caddaynin Labada Jid (khayrka iyo sharka).

Verse 11

فَلَا ٱقْتَحَمَ ٱلْعَقَبَةَ

Transliteration falā iq'taḥama l-ʿaqabata

Somali Ee Dadku muu jiidho Jiirta.

Verse 12

وَمَآ أَدْرَىٰكَ مَا ٱلْعَقَبَةُ

Transliteration wamā adrāka mā l-ʿaqabatu

Somali Ma taqaannaa Jiirta.

Verse 13

فَكُّ رَقَبَةٍ

Transliteration fakku raqabatin

Somali Waa qoor la xoreeyo.

Verse 14

أَوْ إِطْعَـٰمٌ فِى يَوْمٍ ذِى مَسْغَبَةٍ

Transliteration aw iṭ'ʿāmun fī yawmin dhī masghabatin

Somali Iyo cunno la siiyo maalin gaajo.

Verse 15

يَتِيمًا ذَا مَقْرَبَةٍ

Transliteration yatīman dhā maqrabatin

Somali Agoon kuu dhaw.

Verse 16

أَوْ مِسْكِينًا ذَا مَتْرَبَةٍ

Transliteration aw mis'kīnan dhā matrabatin

Somali Ama Miskiin Dhulka ku dhagay (dhibaato darteed).

Verse 17

ثُمَّ كَانَ مِنَ ٱلَّذِينَ ءَامَنُوا۟ وَتَوَاصَوْا۟ بِٱلصَّبْرِ وَتَوَاصَوْا۟ بِٱلْمَرْحَمَةِ

Transliteration thumma kāna mina alladhīna āmanū watawāṣaw bil-ṣabri watawāṣaw bil-marḥamati

Somali Markaas la noqdo kuwa Rumeeyay xaqa, isuna dardaarma Samirka, isuna dardaarma naxariista.

Verse 18

أُو۟لَـٰٓئِكَ أَصْحَـٰبُ ٱلْمَيْمَنَةِ

Transliteration ulāika aṣḥābu l-maymanati

Somali Kuwaasina waa kuwa Midigta mari.

Verse 19

وَٱلَّذِينَ كَفَرُوا۟ بِـَٔايَـٰتِنَا هُمْ أَصْحَـٰبُ ٱلْمَشْـَٔمَةِ

Transliteration wa-alladhīna kafarū biāyātinā hum aṣḥābu l-mashamati

Somali Kuwaka Gaaloobayse Aayaadkannaga waa kuwa jidka xun mari.

Verse 20

عَلَيْهِمْ نَارٌ مُّؤْصَدَةٌۢ

Transliteration ʿalayhim nārun mu'ṣadatun

Somali Waxaana lagu dabooli Naar.

Read Surah Al-Balad in another language

All languages

All 114 surahs in Somali: the Qur’an in Somali.

Learn it in MyDugsi

Somali translation: Mahmud Muhammad Abduh, from Quran.com. Transliteration: Quran.com. Recitation: Mishary Alafasy, from EveryAyah.com. MyDugsi is a learning aid, not a replacement for a qualified teacher.