MyDugsiStart learning

Surah Al-'Alaq in Somali: translation and audio

Surah 96 · العلق · The Clot · 19 verses

Surah Al-'Alaq verse by verse: the Arabic with a recitation you can repeat, the transliteration, and the Somali translation by Mahmud Muhammad Abduh. For the meaning of every word, see Surah Al-'Alaq word by word in English.

Verse 1

ٱقْرَأْ بِٱسْمِ رَبِّكَ ٱلَّذِى خَلَقَ

Transliteration iq'ra bi-is'mi rabbika alladhī khalaqa

Somali Wax ku akhri Nabiyow Magaca Eebe ee abuuray (khaliqiga).

Verse 2

خَلَقَ ٱلْإِنسَـٰنَ مِنْ عَلَقٍ

Transliteration khalaqa l-insāna min ʿalaqin

Somali Dadkana ka abuuray Calaq (Xinjir).

Verse 3

ٱقْرَأْ وَرَبُّكَ ٱلْأَكْرَمُ

Transliteration iq'ra warabbuka l-akramu

Somali Akhri Eebana waa kan Sharafta lehe.

Verse 4

ٱلَّذِى عَلَّمَ بِٱلْقَلَمِ

Transliteration alladhī ʿallama bil-qalami

Somali Ee Dadka baray sida Qalinka wax loogu qoro.

Verse 5

عَلَّمَ ٱلْإِنسَـٰنَ مَا لَمْ يَعْلَمْ

Transliteration ʿallama l-insāna mā lam yaʿlam

Somali Dadkana baray waxayna aqoonin.

Verse 6

كَلَّآ إِنَّ ٱلْإِنسَـٰنَ لَيَطْغَىٰٓ

Transliteration kallā inna l-insāna layaṭghā

Somali Saas ma aha ee Dadku (Gaaladu) waa gudbeen.

Verse 7

أَن رَّءَاهُ ٱسْتَغْنَىٰٓ

Transliteration an raāhu is'taghnā

Somali Markuu isku ogaaday Hodontinnimo.

Verse 8

إِنَّ إِلَىٰ رَبِّكَ ٱلرُّجْعَىٰٓ

Transliteration inna ilā rabbika l-ruj'ʿā

Somali Eebaha xaggiisaase loo noqon.

Verse 9

أَرَءَيْتَ ٱلَّذِى يَنْهَىٰ

Transliteration ara-ayta alladhī yanhā

Somali Ka warrama midka ka reebaya.

Verse 10

عَبْدًا إِذَا صَلَّىٰٓ

Transliteration ʿabdan idhā ṣallā

Somali Addoon (Eebe) oo tukan Salaadda.

Verse 11

أَرَءَيْتَ إِن كَانَ عَلَى ٱلْهُدَىٰٓ

Transliteration ara-ayta in kāna ʿalā l-hudā

Somali Bal ka warrama hadduu ka laga reebi hanuunsanyahay (waa Nabiga).

Verse 12

أَوْ أَمَرَ بِٱلتَّقْوَىٰٓ

Transliteration aw amara bil-taqwā

Somali Ama uu fari Eeba ka yaabid.

Verse 13

أَرَءَيْتَ إِن كَذَّبَ وَتَوَلَّىٰٓ

Transliteration ara-ayta in kadhaba watawallā

Somali Balse ka warrama hadduu midka wax ka reebi uu beeniyay (xaqa) kana jeedsaday (waa AbuuJahal iyo wixii la mid ahe).

Verse 14

أَلَمْ يَعْلَم بِأَنَّ ٱللَّهَ يَرَىٰ

Transliteration alam yaʿlam bi-anna l-laha yarā

Somali Miyuusan ogayn in Eebe arko.

Verse 15

كَلَّا لَئِن لَّمْ يَنتَهِ لَنَسْفَعًۢا بِٱلنَّاصِيَةِ

Transliteration kallā la-in lam yantahi lanasfaʿan bil-nāṣiyati

Somali Saas ma aha ee hadduusan joogin waxaannu qaban Foodda.

Verse 16

نَاصِيَةٍ كَـٰذِبَةٍ خَاطِئَةٍ

Transliteration nāṣiyatin kādhibatin khāṭi-atin

Somali Food beenaleey ah ghafna badan.

Verse 17

فَلْيَدْعُ نَادِيَهُۥ

Transliteration falyadʿu nādiyahu

Somali Ha u yeedho gargaarihiisa.

Verse 18

سَنَدْعُ ٱلزَّبَانِيَةَ

Transliteration sanadʿu l-zabāniyata

Somali Waxaanu u yeedhi Malaa'ig darane.

Verse 19

كَلَّا لَا تُطِعْهُ وَٱسْجُدْ وَٱقْتَرِب ۩

Transliteration kallā lā tuṭiʿ'hu wa-us'jud wa-iq'tarib

Somali Saas ma aha ee warkiisa ha maqlin Sujuudna una dhawow (Eebe).

Read Surah Al-'Alaq in another language

All languages

All 114 surahs in Somali: the Qur’an in Somali.

Learn it in MyDugsi

Somali translation: Mahmud Muhammad Abduh, from Quran.com. Transliteration: Quran.com. Recitation: Mishary Alafasy, from EveryAyah.com. MyDugsi is a learning aid, not a replacement for a qualified teacher.