Surah At-Takwir in Somali: translation and audio
Surah 81 · التكوير · The Overthrowing · 29 verses
Surah At-Takwir verse by verse: the Arabic with a recitation you can repeat, the transliteration, and the Somali translation by Mahmud Muhammad Abduh. For the meaning of every word, see Surah At-Takwir word by word in English.
Verse 1
إِذَا ٱلشَّمْسُ كُوِّرَتْ
Transliteration idhā l-shamsu kuwwirat
Somali Marka qorraxda la duubo (Qiyaamada).
Verse 2
وَإِذَا ٱلنُّجُومُ ٱنكَدَرَتْ
Transliteration wa-idhā l-nujūmu inkadarat
Somali Xiddiguhuna daataan (iyagoo Madow).
Verse 3
وَإِذَا ٱلْجِبَالُ سُيِّرَتْ
Transliteration wa-idhā l-jibālu suyyirat
Somali Buurahana la kexeeyo (La rujiyo).
Verse 4
وَإِذَا ٱلْعِشَارُ عُطِّلَتْ
Transliteration wa-idhā l-ʿishāru ʿuṭṭilat
Somali Geelii rimmanaana la halleeyo.
Verse 5
وَإِذَا ٱلْوُحُوشُ حُشِرَتْ
Transliteration wa-idhā l-wuḥūshu ḥushirat
Somali Dugaaggana la kulmiyo (Qisaas darteed).
Verse 6
وَإِذَا ٱلْبِحَارُ سُجِّرَتْ
Transliteration wa-idhā l-biḥāru sujjirat
Somali Badahana la kululeeyo.
Verse 7
وَإِذَا ٱلنُّفُوسُ زُوِّجَتْ
Transliteration wa-idhā l-nufūsu zuwwijat
Somali Naf walbana Jidhkeedii lammaaneeyo.
Verse 8
وَإِذَا ٱلْمَوْءُۥدَةُ سُئِلَتْ
Transliteration wa-idhā l-mawūdatu su-ilat
Somali Gabdhihii la xabaalnololiyayna la warsado.
Verse 9
بِأَىِّ ذَنۢبٍ قُتِلَتْ
Transliteration bi-ayyi dhanbin qutilat
Somali Maxaa dambi ah oo loo dilay.
Verse 10
وَإِذَا ٱلصُّحُفُ نُشِرَتْ
Transliteration wa-idhā l-ṣuḥufu nushirat
Somali Kutubta (camalkana) la fidiyo.
Verse 11
وَإِذَا ٱلسَّمَآءُ كُشِطَتْ
Transliteration wa-idhā l-samāu kushiṭat
Somali Samadana la rujiyo.
Verse 12
وَإِذَا ٱلْجَحِيمُ سُعِّرَتْ
Transliteration wa-idhā l-jaḥīmu suʿʿirat
Somali Naarta Jaxiimana la huriyo.
Verse 13
وَإِذَا ٱلْجَنَّةُ أُزْلِفَتْ
Transliteration wa-idhā l-janatu uz'lifat
Somali Jannadana la dhaweeyo.
Verse 14
عَلِمَتْ نَفْسٌ مَّآ أَحْضَرَتْ
Transliteration ʿalimat nafsun mā aḥḍarat
Somali Waxay ogaan nafu waxay camal fashay.
Verse 15
فَلَآ أُقْسِمُ بِٱلْخُنَّسِ
Transliteration falā uq'simu bil-khunasi
Somali (wuxuu eebe yidhi) Waxaan ku dhaartay Xiddigaha Qarsooma (Maalintii).
Verse 16
ٱلْجَوَارِ ٱلْكُنَّسِ
Transliteration al-jawāri l-kunasi
Somali Ee socda iftiinka Qorraxdana ku qarsooma.
Verse 17
وَٱلَّيْلِ إِذَا عَسْعَسَ
Transliteration wa-al-layli idhā ʿasʿasa
Somali Iyo Habeenku markuu jeedsado.
Verse 18
وَٱلصُّبْحِ إِذَا تَنَفَّسَ
Transliteration wal-ṣub'ḥi idhā tanaffasa
Somali Iyo subaxu markuu soo qaabilo.
Verse 19
إِنَّهُۥ لَقَوْلُ رَسُولٍ كَرِيمٍ
Transliteration innahu laqawlu rasūlin karīmin
Somali Ee Quraanku waa hadalka Eebe, Soona raray Malag sharaf lah.
Verse 20
ذِى قُوَّةٍ عِندَ ذِى ٱلْعَرْشِ مَكِينٍ
Transliteration dhī quwwatin ʿinda dhī l-ʿarshi makīnin
Somali Xoogna leh Eeba agtiisana Daraja ku leh.
Verse 21
مُّطَاعٍ ثَمَّ أَمِينٍ
Transliteration muṭāʿin thamma amīnin
Somali Laguna addeeco halkaas aaminna ah.
Verse 22
وَمَا صَاحِبُكُم بِمَجْنُونٍ
Transliteration wamā ṣāḥibukum bimajnūnin
Somali Saaxiibkiinna (Nabiguna) ma aha ku waalan.
Verse 23
وَلَقَدْ رَءَاهُ بِٱلْأُفُقِ ٱلْمُبِينِ
Transliteration walaqad raāhu bil-ufuqi l-mubīni
Somali Horaybuuna ugu arkay Jibriil Jahadii Caddayd (Bariga Maka).
Verse 24
وَمَا هُوَ عَلَى ٱلْغَيْبِ بِضَنِينٍ
Transliteration wamā huwa ʿalā l-ghaybi biḍanīnin
Somali Nabiguna ma aha Ruux lugu shakiyo waxa Maqan.
Verse 25
وَمَا هُوَ بِقَوْلِ شَيْطَـٰنٍ رَّجِيمٍ
Transliteration wamā huwa biqawli shayṭānin rajīmin
Somali Qaraankuna ma aha hadal shaydaan la fogeeyay.
Verse 26
فَأَيْنَ تَذْهَبُونَ
Transliteration fa-ayna tadhhabūna
Somali Ee xaggeed Gaalooy aadaysaan.
Verse 27
إِنْ هُوَ إِلَّا ذِكْرٌ لِّلْعَـٰلَمِينَ
Transliteration in huwa illā dhik'run lil'ʿālamīna
Somali Quraankuna waxaan waanada caalamka ahayn ina aha (waa waano).
Verse 28
لِمَن شَآءَ مِنكُمْ أَن يَسْتَقِيمَ
Transliteration liman shāa minkum an yastaqīma
Somali Ruuxii doona inuu toosnaado (yuuna u yahay).
Verse 29
وَمَا تَشَآءُونَ إِلَّآ أَن يَشَآءَ ٱللَّهُ رَبُّ ٱلْعَـٰلَمِينَ
Transliteration wamā tashāūna illā an yashāa l-lahu rabbu l-ʿālamīna
Somali Waxna ma dooni kartaan in Eebaha Caalamku doona mooyec.
Read Surah At-Takwir in another language
- English (word by word)
- Albanian
- Amazigh
- Amharic
- Assamese
- Azerbaijani
- Bambara
- Bangla
- Bosnian
- Bulgarian
- Chechen
- Chinese
- Czech
- Dari
- Dhivehi
- Dutch
- Finnish
- French
- German
- Gujarati
- Hausa
- Hebrew
- Hindi
- Indonesian
- Italian
- Japanese
- Kannada
- Kazakh
- Khmer
- Kinyarwanda
- Korean
- Kurdish
- Luganda
- Malay
- Malayalam
- Maranao
- Marathi
- Nepali
- Norwegian
- Oromo
- Pashto
- Persian
- Polish
- Portuguese
- Romanian
- Russian
- Sindhi
- Sinhala
- Spanish
- Swahili
- Swedish
- Tagalog
- Tajik
- Tamil
- Tatar
- Telugu
- Thai
- Turkish
- Ukrainian
- Urdu
- Uyghur
- Uzbek
- Vietnamese
- Yao
- Yoruba
All 114 surahs in Somali: the Qur’an in Somali.
Somali translation: Mahmud Muhammad Abduh, from Quran.com. Transliteration: Quran.com. Recitation: Mishary Alafasy, from EveryAyah.com. MyDugsi is a learning aid, not a replacement for a qualified teacher.