Surah An-Nazi'at in Somali: translation and audio
Surah 79 · النازعات · Those who drag forth · 46 verses
Surah An-Nazi'at verse by verse: the Arabic with a recitation you can repeat, the transliteration, and the Somali translation by Mahmud Muhammad Abduh. For the meaning of every word, see Surah An-Nazi'at word by word in English.
Verse 1
وَٱلنَّـٰزِعَـٰتِ غَرْقًا
Transliteration wal-nāziʿāti gharqan
Somali Eebe wuxuu ku dhaartay Malaa'igta Nafta si daran uga siibta (gaalada).
Verse 2
وَٱلنَّـٰشِطَـٰتِ نَشْطًا
Transliteration wal-nāshiṭāti nashṭan
Somali Iyo tan si fudud uga qaadda (mu'miniinta).
Verse 3
وَٱلسَّـٰبِحَـٰتِ سَبْحًا
Transliteration wal-sābiḥāti sabḥan
Somali Iyo Malaa'igta Hawada Dabbaalata (si amar fulin).
Verse 4
فَٱلسَّـٰبِقَـٰتِ سَبْقًا
Transliteration fal-sābiqāti sabqan
Somali Iyo tan u orotanta wanaagga.
Verse 5
فَٱلْمُدَبِّرَٰتِ أَمْرًا
Transliteration fal-mudabirāti amran
Somali Iyo kuwa Maamula amarka (Eebe).
Verse 6
يَوْمَ تَرْجُفُ ٱلرَّاجِفَةُ
Transliteration yawma tarjufu l-rājifatu
Somali Maalinta ay gilgilan afuufka (hore).
Verse 7
تَتْبَعُهَا ٱلرَّادِفَةُ
Transliteration tatbaʿuhā l-rādifatu
Somali Oyna raaci tii dambe (waa sugantahay).
Verse 8
قُلُوبٌ يَوْمَئِذٍ وَاجِفَةٌ
Transliteration qulūbun yawma-idhin wājifatun
Somali Qalbiyaduna Maalintaa way cabsan.
Verse 9
أَبْصَـٰرُهَا خَـٰشِعَةٌ
Transliteration abṣāruhā khāshiʿatun
Somali Araggeeduna wuu dullaysnaan.
Verse 10
يَقُولُونَ أَءِنَّا لَمَرْدُودُونَ فِى ٱلْحَافِرَةِ
Transliteration yaqūlūna a-innā lamardūdūna fī l-ḥāfirati
Somali Waxayna dhihi (Gaaladu) Ma raadkiibaa naloo celin (Adduunkii).
Verse 11
أَءِذَا كُنَّا عِظَـٰمًا نَّخِرَةً
Transliteration a-idhā kunnā ʿiẓāman nakhiratan
Somali Markaan noqonno Lafo duugoobay.
Verse 12
قَالُوا۟ تِلْكَ إِذًا كَرَّةٌ خَاسِرَةٌ
Transliteration qālū til'ka idhan karratun khāsiratun
Somali Waxay dheheen taasi waa noqosho khasaara ah.
Verse 13
فَإِنَّمَا هِىَ زَجْرَةٌ وَٰحِدَةٌ
Transliteration fa-innamā hiya zajratun wāḥidatun
Somali Waa uun Hal Qaylo kaliya.
Verse 14
فَإِذَا هُم بِٱلسَّاهِرَةِ
Transliteration fa-idhā hum bil-sāhirati
Somali Dadkuna markaas ay Dhulka kor iman.
Verse 15
هَلْ أَتَىٰكَ حَدِيثُ مُوسَىٰٓ
Transliteration hal atāka ḥadīthu mūsā
Somali Ma ku soo gaadhay warkii (Nabi) Muuse.
Verse 16
إِذْ نَادَىٰهُ رَبُّهُۥ بِٱلْوَادِ ٱلْمُقَدَّسِ طُوًى
Transliteration idh nādāhu rabbuhu bil-wādi l-muqadasi ṭuwan
Somali Markii Eebe uga yeedhay Toggii barakaysnaa ee Dhuwa.
Verse 17
ٱذْهَبْ إِلَىٰ فِرْعَوْنَ إِنَّهُۥ طَغَىٰ
Transliteration idh'hab ilā fir'ʿawna innahu ṭaghā
Somali Kuna yidhi u tag Fircoon wuu xadgudbaye.
Verse 18
فَقُلْ هَل لَّكَ إِلَىٰٓ أَن تَزَكَّىٰ
Transliteration faqul hal laka ilā an tazakkā
Somali Oo ku dheh ma rabtaa inaad daahir noqotid.
Verse 19
وَأَهْدِيَكَ إِلَىٰ رَبِّكَ فَتَخْشَىٰ
Transliteration wa-ahdiyaka ilā rabbika fatakhshā
Somali Oon Eebe Jidkiisa kugu hanuuniyo kana yaabtid.
Verse 20
فَأَرَىٰهُ ٱلْـَٔايَةَ ٱلْكُبْرَىٰ
Transliteration fa-arāhu l-āyata l-kub'rā
Somali Wuxuuna tusiyay (Nabi-Muuse) Aayad wayn.
Verse 21
فَكَذَّبَ وَعَصَىٰ
Transliteration fakadhaba waʿaṣā
Somali Wuuse beeniyay oo caasiyay (Fircoon).
Verse 22
ثُمَّ أَدْبَرَ يَسْعَىٰ
Transliteration thumma adbara yasʿā
Somali Wuuna jeedsaday isagoo xumaan la socda.
Verse 23
فَحَشَرَ فَنَادَىٰ
Transliteration faḥashara fanādā
Somali Wuxuuna kulmiyay (Askartii) una Qaylyay.
Verse 24
فَقَالَ أَنَا۠ رَبُّكُمُ ٱلْأَعْلَىٰ
Transliteration faqāla anā rabbukumu l-aʿlā
Somali Isagoo dhihi waxaan ahay Eebihiinna sare.
Verse 25
فَأَخَذَهُ ٱللَّهُ نَكَالَ ٱلْـَٔاخِرَةِ وَٱلْأُولَىٰٓ
Transliteration fa-akhadhahu l-lahu nakāla l-ākhirati wal-ūlā
Somali Markaasaa Eebe Ciqaabay Aakhiro iyo Adduunba.
Verse 26
إِنَّ فِى ذَٰلِكَ لَعِبْرَةً لِّمَن يَخْشَىٰٓ
Transliteration inna fī dhālika laʿib'ratan liman yakhshā
Somali Arrintaasna waano yaa ugu sugan Ruuxii Eebe ka yaabi.
Verse 27
ءَأَنتُمْ أَشَدُّ خَلْقًا أَمِ ٱلسَّمَآءُ ۚ بَنَىٰهَا
Transliteration a-antum ashaddu khalqan ami l-samāu banāhā
Somali Ma idinkaa daran abuuridda masc Samada Eebaa dhisay.
Verse 28
رَفَعَ سَمْكَهَا فَسَوَّىٰهَا
Transliteration rafaʿa samkahā fasawwāhā
Somali Korna yeelay jurmigeeda ekeeyayna.
Verse 29
وَأَغْطَشَ لَيْلَهَا وَأَخْرَجَ ضُحَىٰهَا
Transliteration wa-aghṭasha laylahā wa-akhraja ḍuḥāhā
Somali Habeenkeedana madoobeeyay Maalinteedana soo bixiyay (Ifiyay).
Verse 30
وَٱلْأَرْضَ بَعْدَ ذَٰلِكَ دَحَىٰهَآ
Transliteration wal-arḍa baʿda dhālika daḥāhā
Somali Dhulkana markaas ka dib fidiyay.
Verse 31
أَخْرَجَ مِنْهَا مَآءَهَا وَمَرْعَىٰهَا
Transliteration akhraja min'hā māahā wamarʿāhā
Somali Biyahiisa iyo Daaqiisana soo bixiyay.
Verse 32
وَٱلْجِبَالَ أَرْسَىٰهَا
Transliteration wal-jibāla arsāhā
Somali Buurahana sugay.
Verse 33
مَتَـٰعًا لَّكُمْ وَلِأَنْعَـٰمِكُمْ
Transliteration matāʿan lakum wali-anʿāmikum
Somali Si aad idinka iyo Xoolihiinnu ugu nacfidaan.
Verse 34
فَإِذَا جَآءَتِ ٱلطَّآمَّةُ ٱلْكُبْرَىٰ
Transliteration fa-idhā jāati l-ṭāmatu l-kub'rā
Somali Markay timaaddo Musiibadii waynayd (qiyaamadu).
Verse 35
يَوْمَ يَتَذَكَّرُ ٱلْإِنسَـٰنُ مَا سَعَىٰ
Transliteration yawma yatadhakkaru l-insānu mā saʿā
Somali Maalintaas Dadku way xusuusan waxay faleen.
Verse 36
وَبُرِّزَتِ ٱلْجَحِيمُ لِمَن يَرَىٰ
Transliteration waburrizati l-jaḥīmu liman yarā
Somali Naarta Jaxiimana waxaa loo muujin Ruuxii Arki.
Verse 37
فَأَمَّا مَن طَغَىٰ
Transliteration fa-ammā man ṭaghā
Somali Ruuxiise xadgudba.
Verse 38
وَءَاثَرَ ٱلْحَيَوٰةَ ٱلدُّنْيَا
Transliteration waāthara l-ḥayata l-dun'yā
Somali Nolosha Adduunyana doorta.
Verse 39
فَإِنَّ ٱلْجَحِيمَ هِىَ ٱلْمَأْوَىٰ
Transliteration fa-inna l-jaḥīma hiya l-mawā
Somali Wuxuu ku dheelman Naarta Jaxiimo.
Verse 40
وَأَمَّا مَنْ خَافَ مَقَامَ رَبِّهِۦ وَنَهَى ٱلنَّفْسَ عَنِ ٱلْهَوَىٰ
Transliteration wa-ammā man khāfa maqāma rabbihi wanahā l-nafsa ʿani l-hawā
Somali Ruuxiise ka yaaba la kulanka Eebe Naftana ka reeba Hawada (xun).
Verse 41
فَإِنَّ ٱلْجَنَّةَ هِىَ ٱلْمَأْوَىٰ
Transliteration fa-inna l-janata hiya l-mawā
Somali Wuxuu u dheelman Janno.
Verse 42
يَسْـَٔلُونَكَ عَنِ ٱلسَّاعَةِ أَيَّانَ مُرْسَىٰهَا
Transliteration yasalūnaka ʿani l-sāʿati ayyāna mur'sāhā
Somali Waxay ku waydiin Saacadda (Qiyaamaha) markay sugnaan.
Verse 43
فِيمَ أَنتَ مِن ذِكْرَىٰهَآ
Transliteration fīma anta min dhik'rāhā
Somali Maxaa ku ogaysiiyay waqtigeeda.
Verse 44
إِلَىٰ رَبِّكَ مُنتَهَىٰهَآ
Transliteration ilā rabbika muntahāhā
Somali Eebe umbuu ku dhammaan ogaansheheedu.
Verse 45
إِنَّمَآ أَنتَ مُنذِرُ مَن يَخْشَىٰهَا
Transliteration innamā anta mundhiru man yakhshāhā
Somali Adugu waxaad tahay uun u digaha Ruuxii ka yaabi.
Verse 46
كَأَنَّهُمْ يَوْمَ يَرَوْنَهَا لَمْ يَلْبَثُوٓا۟ إِلَّا عَشِيَّةً أَوْ ضُحَىٰهَا
Transliteration ka-annahum yawma yarawnahā lam yalbathū illā ʿashiyyatan aw ḍuḥāhā
Somali Waxay la mid noqon Malintay arkaan (Qiyaamada) iyagon nagaanin Galab iyo Barqin mooyeen (Addunka).
Read Surah An-Nazi'at in another language
- English (word by word)
- Albanian
- Amazigh
- Amharic
- Assamese
- Azerbaijani
- Bambara
- Bangla
- Bosnian
- Bulgarian
- Chechen
- Chinese
- Czech
- Dari
- Dhivehi
- Dutch
- Finnish
- French
- German
- Gujarati
- Hausa
- Hebrew
- Hindi
- Indonesian
- Italian
- Japanese
- Kannada
- Kazakh
- Khmer
- Kinyarwanda
- Korean
- Kurdish
- Luganda
- Malay
- Malayalam
- Maranao
- Marathi
- Nepali
- Norwegian
- Oromo
- Pashto
- Persian
- Polish
- Portuguese
- Romanian
- Russian
- Sindhi
- Sinhala
- Spanish
- Swahili
- Swedish
- Tagalog
- Tajik
- Tamil
- Tatar
- Telugu
- Thai
- Turkish
- Ukrainian
- Urdu
- Uyghur
- Uzbek
- Vietnamese
- Yao
- Yoruba
All 114 surahs in Somali: the Qur’an in Somali.
Somali translation: Mahmud Muhammad Abduh, from Quran.com. Transliteration: Quran.com. Recitation: Mishary Alafasy, from EveryAyah.com. MyDugsi is a learning aid, not a replacement for a qualified teacher.