Surah Al-A'la in Somali: translation and audio
Surah 87 · الأعلى · The Most High · 19 verses
Surah Al-A'la verse by verse: the Arabic with a recitation you can repeat, the transliteration, and the Somali translation by Mahmud Muhammad Abduh. For the meaning of every word, see Surah Al-A'la word by word in English.
Verse 1
سَبِّحِ ٱسْمَ رَبِّكَ ٱلْأَعْلَى
Transliteration sabbiḥi is'ma rabbika l-aʿlā
Somali Waynee Magaca Eebe ee Sarreeya.
Verse 2
ٱلَّذِى خَلَقَ فَسَوَّىٰ
Transliteration alladhī khalaqa fasawwā
Somali Eebaha abuuray khalqiga ekeeyayna.
Verse 3
وَٱلَّذِى قَدَّرَ فَهَدَىٰ
Transliteration wa-alladhī qaddara fahadā
Somali Eebaha wax walba qaddaray Jidkana tusiyey.
Verse 4
وَٱلَّذِىٓ أَخْرَجَ ٱلْمَرْعَىٰ
Transliteration wa-alladhī akhraja l-marʿā
Somali Eebaha soo bixiya Daaqa.
Verse 5
فَجَعَلَهُۥ غُثَآءً أَحْوَىٰ
Transliteration fajaʿalahu ghuthāan aḥwā
Somali Kana dhiga markaas ka dib caws Engagagan oo Madow.
Verse 6
سَنُقْرِئُكَ فَلَا تَنسَىٰٓ
Transliteration sanuq'ri-uka falā tansā
Somali Waxaan kuu akhriyaynaa Quraanka halmaaminamaysid.
Verse 7
إِلَّا مَا شَآءَ ٱللَّهُ ۚ إِنَّهُۥ يَعْلَمُ ٱلْجَهْرَ وَمَا يَخْفَىٰ
Transliteration illā mā shāa l-lahu innahu yaʿlamu l-jahra wamā yakhfā
Somali Wuxuu Eebe doono mooyee, Eebana waa ogyahay waxa muuqda iyo waxa qarsoonba.
Verse 8
وَنُيَسِّرُكَ لِلْيُسْرَىٰ
Transliteration wanuyassiruka lil'yus'rā
Somali Waxaana kuu fududaynaynaa Waddo fiican.
Verse 9
فَذَكِّرْ إِن نَّفَعَتِ ٱلذِّكْرَىٰ
Transliteration fadhakkir in nafaʿati l-dhik'rā
Somali Ee wax waani (Nabiyow) markay wax tari waanadu.
Verse 10
سَيَذَّكَّرُ مَن يَخْشَىٰ
Transliteration sayadhakkaru man yakhshā
Somali Waxaa waantoobi Ruuxa Eebe ka yaabee.
Verse 11
وَيَتَجَنَّبُهَا ٱلْأَشْقَى
Transliteration wayatajannabuhā l-ashqā
Somali Waxaana ka fogaan waanada Ruuxa xune.
Verse 12
ٱلَّذِى يَصْلَى ٱلنَّارَ ٱلْكُبْرَىٰ
Transliteration alladhī yaṣlā l-nāra l-kub'rā
Somali Ee ah mid gali Naar wayn.
Verse 13
ثُمَّ لَا يَمُوتُ فِيهَا وَلَا يَحْيَىٰ
Transliteration thumma lā yamūtu fīhā walā yaḥyā
Somali Oon kuna dhimanayn dhexdeeda kuna noolanayn.
Verse 14
قَدْ أَفْلَحَ مَن تَزَكَّىٰ
Transliteration qad aflaḥa man tazakkā
Somali Waxaana liibaanay Ruuxii Daahir noqda.
Verse 15
وَذَكَرَ ٱسْمَ رَبِّهِۦ فَصَلَّىٰ
Transliteration wadhakara is'ma rabbihi faṣallā
Somali magaca Eebana Xusa, Salaaddana tukada.
Verse 16
بَلْ تُؤْثِرُونَ ٱلْحَيَوٰةَ ٱلدُّنْيَا
Transliteration bal tu'thirūna l-ḥayata l-dun'yā
Somali Saas ma'aha ee Dadku wuxuu doortay nolosha Adduunyo ee dhaw.
Verse 17
وَٱلْـَٔاخِرَةُ خَيْرٌ وَأَبْقَىٰٓ
Transliteration wal-ākhiratu khayrun wa-abqā
Somali Aakhiraase khayr badan baaqina ah (hadhi).
Verse 18
إِنَّ هَـٰذَا لَفِى ٱلصُّحُفِ ٱلْأُولَىٰ
Transliteration inna hādhā lafī l-ṣuḥufi l-ūlā
Somali Arrintaasuna waxay ku sugantahay Kutubtii hore.
Verse 19
صُحُفِ إِبْرَٰهِيمَ وَمُوسَىٰ
Transliteration ṣuḥufi ib'rāhīma wamūsā
Somali Kutubtii (Nabi) Ibraahim iyo (Nabi) Muuse.
Read Surah Al-A'la in another language
- English (word by word)
- Albanian
- Amazigh
- Amharic
- Assamese
- Azerbaijani
- Bambara
- Bangla
- Bosnian
- Bulgarian
- Chechen
- Chinese
- Czech
- Dari
- Dhivehi
- Dutch
- Finnish
- French
- German
- Gujarati
- Hausa
- Hebrew
- Hindi
- Indonesian
- Italian
- Japanese
- Kannada
- Kazakh
- Khmer
- Kinyarwanda
- Korean
- Kurdish
- Luganda
- Malay
- Malayalam
- Maranao
- Marathi
- Nepali
- Norwegian
- Oromo
- Pashto
- Persian
- Polish
- Portuguese
- Romanian
- Russian
- Sindhi
- Sinhala
- Spanish
- Swahili
- Swedish
- Tagalog
- Tajik
- Tamil
- Tatar
- Telugu
- Thai
- Turkish
- Ukrainian
- Urdu
- Uyghur
- Uzbek
- Vietnamese
- Yao
- Yoruba
All 114 surahs in Somali: the Qur’an in Somali.
Somali translation: Mahmud Muhammad Abduh, from Quran.com. Transliteration: Quran.com. Recitation: Mishary Alafasy, from EveryAyah.com. MyDugsi is a learning aid, not a replacement for a qualified teacher.