MyDugsiStart learning

Surah At-Takathur in Somali: translation and audio

Surah 102 · التكاثر · The Rivalry in world increase · 8 verses

Surah At-Takathur verse by verse: the Arabic with a recitation you can repeat, the transliteration, and the Somali translation by Mahmud Muhammad Abduh. For the meaning of every word, see Surah At-Takathur word by word in English.

Verse 1

أَلْهَىٰكُمُ ٱلتَّكَاثُرُ

Transliteration alhākumu l-takāthuru

Somali Waxaa idin shuqliyay Dadow wax badsasho (iyo isu faanid),

Verse 2

حَتَّىٰ زُرْتُمُ ٱلْمَقَابِرَ

Transliteration ḥattā zur'tumu l-maqābira

Somali Intaad Xabaalaha ka tagtaan (dhimataan).

Verse 3

كَلَّا سَوْفَ تَعْلَمُونَ

Transliteration kallā sawfa taʿlamūna

Somali Saas ma aha ee waad ogaandoontaan.

Verse 4

ثُمَّ كَلَّا سَوْفَ تَعْلَمُونَ

Transliteration thumma kallā sawfa taʿlamūna

Somali Haddana saas ma ehee waad ogaandoontaan (Faanka cidhibtiisa).

Verse 5

كَلَّا لَوْ تَعْلَمُونَ عِلْمَ ٱلْيَقِينِ

Transliteration kallā law taʿlamūna ʿil'ma l-yaqīni

Somali Haddaad dhab ahaan wax u ogtihiin (Waad dayn lahaydeen xumaanta).

Verse 6

لَتَرَوُنَّ ٱلْجَحِيمَ

Transliteration latarawunna l-jaḥīma

Somali Dhab ahaan baad u arkaysaan (Naarta) Jaxiima,

Verse 7

ثُمَّ لَتَرَوُنَّهَا عَيْنَ ٱلْيَقِينِ

Transliteration thumma latarawunnahā ʿayna l-yaqīni

Somali Ka dibna waxaad u arkaysaan Nartaas si yaqiin ah.

Verse 8

ثُمَّ لَتُسْـَٔلُنَّ يَوْمَئِذٍ عَنِ ٱلنَّعِيمِ

Transliteration thumma latus'alunna yawma-idhin ʿani l-naʿīmi

Somali Waxaana laydin warsan Maalintaas Nicmadii.

Read Surah At-Takathur in another language

All languages

All 114 surahs in Somali: the Qur’an in Somali.

Learn it in MyDugsi

Somali translation: Mahmud Muhammad Abduh, from Quran.com. Transliteration: Quran.com. Recitation: Mishary Alafasy, from EveryAyah.com. MyDugsi is a learning aid, not a replacement for a qualified teacher.