Surah Ar-Rahman in Somali: translation and audio
Surah 55 · الرحمن · The Beneficent · 78 verses
Surah Ar-Rahman verse by verse: the Arabic with a recitation you can repeat, the transliteration, and the Somali translation by Mahmud Muhammad Abduh. For the meaning of every word, see Surah Ar-Rahman word by word in English.
Verse 1
ٱلرَّحْمَـٰنُ
Transliteration al-raḥmānu
Somali (Eebaha) Raxmaan ah.
Verse 2
عَلَّمَ ٱلْقُرْءَانَ
Transliteration ʿallama l-qur'āna
Somali Wuxuu baray (Nabiga iyo dadka kalaba) Quraanka.
Verse 3
خَلَقَ ٱلْإِنسَـٰنَ
Transliteration khalaqa l-insāna
Somali Dadkana wuu abuuray.
Verse 4
عَلَّمَهُ ٱلْبَيَانَ
Transliteration ʿallamahu l-bayāna
Somali Wuxuuna baray dadka (Hadalka).
Verse 5
ٱلشَّمْسُ وَٱلْقَمَرُ بِحُسْبَانٍ
Transliteration al-shamsu wal-qamaru biḥus'bānin
Somali Qorraxda iyo dayaxuna waxay ku socdaan xisaab.
Verse 6
وَٱلنَّجْمُ وَٱلشَّجَرُ يَسْجُدَانِ
Transliteration wal-najmu wal-shajaru yasjudāni
Somali Xiddigga iyo Geedkuba way Sujuudaan (Eebe Dartiis).
Verse 7
وَٱلسَّمَآءَ رَفَعَهَا وَوَضَعَ ٱلْمِيزَانَ
Transliteration wal-samāa rafaʿahā wawaḍaʿa l-mīzāna
Somali Samadana Eebaa koryeelay, Garsoorna wuu dajiyay.
Verse 8
أَلَّا تَطْغَوْا۟ فِى ٱلْمِيزَانِ
Transliteration allā taṭghaw fī l-mīzāni
Somali Si aydaan uga gudbin Caddaaladda.
Verse 9
وَأَقِيمُوا۟ ٱلْوَزْنَ بِٱلْقِسْطِ وَلَا تُخْسِرُوا۟ ٱلْمِيزَانَ
Transliteration wa-aqīmū l-wazna bil-qis'ṭi walā tukh'sirū l-mīzāna
Somali Miisaanka ku hagaajiya Caddaalad, hana nuqaamininna.
Verse 10
وَٱلْأَرْضَ وَضَعَهَا لِلْأَنَامِ
Transliteration wal-arḍa waḍaʿahā lil'anāmi
Somali Dhulkana Eebe wuxuu u dajiyay khalqiga.
Verse 11
فِيهَا فَـٰكِهَةٌ وَٱلنَّخْلُ ذَاتُ ٱلْأَكْمَامِ
Transliteration fīhā fākihatun wal-nakhlu dhātu l-akmāmi
Somali Dhexdiisa waxaa ah Faakihad (khudaar) iyo Timir Fiilo leh.
Verse 12
وَٱلْحَبُّ ذُو ٱلْعَصْفِ وَٱلرَّيْحَانُ
Transliteration wal-ḥabu dhū l-ʿaṣfi wal-rayḥānu
Somali Xubuubna (midho) ball leh iyo udgoona wuu abuuray.
Verse 13
فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
Transliteration fabi-ayyi ālāi rabbikumā tukadhibāni
Somali Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan (Insi iyo Jinniyow).
Verse 14
خَلَقَ ٱلْإِنسَـٰنَ مِن صَلْصَـٰلٍ كَٱلْفَخَّارِ
Transliteration khalaqa l-insāna min ṣalṣālin kal-fakhāri
Somali Dadka Eebaa ka abuuray dhoobo Jilay (dheri) oo kale ah.
Verse 15
وَخَلَقَ ٱلْجَآنَّ مِن مَّارِجٍ مِّن نَّارٍ
Transliteration wakhalaqa l-jāna min mārijin min nārin
Somali Jaankana wuxuu ka abuuray ololka Naarta.
Verse 16
فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
Transliteration fabi-ayyi ālāi rabbikumā tukadhibāni
Somali Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
Verse 17
رَبُّ ٱلْمَشْرِقَيْنِ وَرَبُّ ٱلْمَغْرِبَيْنِ
Transliteration rabbu l-mashriqayni warabbu l-maghribayni
Somali Ilaaheen waa Eebaha Labada Qorrax ka soo bax iyo Labada Qorrax u dhac.
Verse 18
فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
Transliteration fabi-ayyi ālāi rabbikumā tukadhibāni
Somali Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
Verse 19
مَرَجَ ٱلْبَحْرَيْنِ يَلْتَقِيَانِ
Transliteration maraja l-baḥrayni yaltaqiyāni
Somali Eebe waan kan Labada Badood dariseeyey iyagoo kulmi.
Verse 20
بَيْنَهُمَا بَرْزَخٌ لَّا يَبْغِيَانِ
Transliteration baynahumā barzakhun lā yabghiyāni
Somali Dhexdoodana yeelay soohdin (kala reebta) iskumana xadgudbaan.
Verse 21
فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
Transliteration fabi-ayyi ālāi rabbikumā tukadhibāni
Somali Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
Verse 22
يَخْرُجُ مِنْهُمَا ٱللُّؤْلُؤُ وَٱلْمَرْجَانُ
Transliteration yakhruju min'humā l-lu'lu-u wal-marjānu
Somali Waxaa lagala baxaa Baddaas Lu'Lu'iyo Murjaan (Jawhar).
Verse 23
فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
Transliteration fabi-ayyi ālāi rabbikumā tukadhibāni
Somali Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
Verse 24
وَلَهُ ٱلْجَوَارِ ٱلْمُنشَـَٔاتُ فِى ٱلْبَحْرِ كَٱلْأَعْلَـٰمِ
Transliteration walahu l-jawāri l-munshaātu fī l-baḥri kal-aʿlāmi
Somali Eebe waxaa u sugnaaday Doomaha socda Badda oo Buuro la mid ah.
Verse 25
فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
Transliteration fabi-ayyi ālāi rabbikumā tukadhibāni
Somali Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
Verse 26
كُلُّ مَنْ عَلَيْهَا فَانٍ
Transliteration kullu man ʿalayhā fānin
Somali Dhammaan waxa (Dhulka) korkiisa ah wuu tagi.
Verse 27
وَيَبْقَىٰ وَجْهُ رَبِّكَ ذُو ٱلْجَلَـٰلِ وَٱلْإِكْرَامِ
Transliteration wayabqā wajhu rabbika dhū l-jalāli wal-ik'rāmi
Somali Waxaase hadhi Eebaha wayn ee sharafta leh.
Verse 28
فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
Transliteration fabi-ayyi ālāi rabbikumā tukadhibāni
Somali Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
Verse 29
يَسْـَٔلُهُۥ مَن فِى ٱلسَّمَـٰوَٰتِ وَٱلْأَرْضِ ۚ كُلَّ يَوْمٍ هُوَ فِى شَأْنٍ
Transliteration yasaluhu man fī l-samāwāti wal-arḍi kulla yawmin huwa fī shanin
Somali Waxaa Eebe wax waydiista Samada iyo Dhulka waxa ku sugan, goorwalbana wuxuu maamuli arrin.
Verse 30
فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
Transliteration fabi-ayyi ālāi rabbikumā tukadhibāni
Somali Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
Verse 31
سَنَفْرُغُ لَكُمْ أَيُّهَ ٱلثَّقَلَانِ
Transliteration sanafrughu lakum ayyuha l-thaqalāni
Somali Waana idin xisaabin si dhab ah Insi iyo Jinniyow.
Verse 32
فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
Transliteration fabi-ayyi ālāi rabbikumā tukadhibāni
Somali Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
Verse 33
يَـٰمَعْشَرَ ٱلْجِنِّ وَٱلْإِنسِ إِنِ ٱسْتَطَعْتُمْ أَن تَنفُذُوا۟ مِنْ أَقْطَارِ ٱلسَّمَـٰوَٰتِ وَٱلْأَرْضِ فَٱنفُذُوا۟ ۚ لَا تَنفُذُونَ إِلَّا بِسُلْطَـٰنٍ
Transliteration yāmaʿshara l-jini wal-insi ini is'taṭaʿtum an tanfudhū min aqṭāri l-samāwāti wal-arḍi fa-unfudhū lā tanfudhūna illā bisul'ṭānin
Somali Jinni iyo Insiyow haddaad kartaan inaad ka baxdaan Samada jihooyinkooda iyo Dhulka ka baxa, kamana bixikartaan xujo la'aan.
Verse 34
فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
Transliteration fabi-ayyi ālāi rabbikumā tukadhibāni
Somali Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
Verse 35
يُرْسَلُ عَلَيْكُمَا شُوَاظٌ مِّن نَّارٍ وَنُحَاسٌ فَلَا تَنتَصِرَانِ
Transliteration yur'salu ʿalaykumā shuwāẓun min nārin wanuḥāsun falā tantaṣirāni
Somali Eebe (hadduu doono) wuxuu idinku diri Olol Naar ah, iyo Maar (la dhalaaliyay) umana gargaarsanaysaan.
Verse 36
فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
Transliteration fabi-ayyi ālāi rabbikumā tukadhibāni
Somali Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
Verse 37
فَإِذَا ٱنشَقَّتِ ٱلسَّمَآءُ فَكَانَتْ وَرْدَةً كَٱلدِّهَانِ
Transliteration fa-idhā inshaqqati l-samāu fakānat wardatan kal-dihāni
Somali Markay Samadu dillaacdo oy noqoto ubax guduudan oo subag la mid ah (dhalaasho) markaas dadkaa la abaalmarin).
Verse 38
فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
Transliteration fabi-ayyi ālāi rabbikumā tukadhibāni
Somali Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
Verse 39
فَيَوْمَئِذٍ لَّا يُسْـَٔلُ عَن ذَنۢبِهِۦٓ إِنسٌ وَلَا جَآنٌّ
Transliteration fayawma-idhin lā yus'alu ʿan dhanbihi insun walā jānnun
Somali Maalintaas Ruux la warsan dambigiisa Insi iyo Jinniba ma jiro.
Verse 40
فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
Transliteration fabi-ayyi ālāi rabbikumā tukadhibāni
Somali Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
Verse 41
يُعْرَفُ ٱلْمُجْرِمُونَ بِسِيمَـٰهُمْ فَيُؤْخَذُ بِٱلنَّوَٰصِى وَٱلْأَقْدَامِ
Transliteration yuʿ'rafu l-muj'rimūna bisīmāhum fayu'khadhu bil-nawāṣī wal-aqdāmi
Somali Dambiilayaasha waxaa lagu aqoonsan astaamahooda, waxaana la qaban Foodda iyo gommadaha (Naartaana lagu tuuri).
Verse 42
فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
Transliteration fabi-ayyi ālāi rabbikumā tukadhibāni
Somali Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan,
Verse 43
هَـٰذِهِۦ جَهَنَّمُ ٱلَّتِى يُكَذِّبُ بِهَا ٱلْمُجْرِمُونَ
Transliteration hādhihi jahannamu allatī yukadhibu bihā l-muj'rimūna
Somali Tani waa Jahannamadii ay beeniyeen Dambiilayaashu (yaa lagu dhihi).
Verse 44
يَطُوفُونَ بَيْنَهَا وَبَيْنَ حَمِيمٍ ءَانٍ
Transliteration yaṭūfūna baynahā wabayna ḥamīmin ānin
Somali Waxay ku meereysan Jahannamo iyo biyo kulayl daran dhexdooda.
Verse 45
فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
Transliteration fabi-ayyi ālāi rabbikumā tukadhibāni
Somali Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
Verse 46
وَلِمَنْ خَافَ مَقَامَ رَبِّهِۦ جَنَّتَانِ
Transliteration waliman khāfa maqāma rabbihi jannatāni
Somali Ruuxii ka yaaba Eebe hor istaaggiisa wuxuu mudan Laba Janno.
Verse 47
فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
Transliteration fabi-ayyi ālāi rabbikumā tukadhibāni
Somali Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
Verse 48
ذَوَاتَآ أَفْنَانٍ
Transliteration dhawātā afnānin
Somali Jannooyinkaas oo midabyo leh (iyo Laamo).
Verse 49
فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
Transliteration fabi-ayyi ālāi rabbikumā tukadhibāni
Somali Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
Verse 50
فِيهِمَا عَيْنَانِ تَجْرِيَانِ
Transliteration fīhimā ʿaynāni tajriyāni
Somali Waxaa laga helaa ilo socda.
Verse 51
فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
Transliteration fabi-ayyi ālāi rabbikumā tukadhibāni
Somali Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
Verse 52
فِيهِمَا مِن كُلِّ فَـٰكِهَةٍ زَوْجَانِ
Transliteration fīhimā min kulli fākihatin zawjāni
Somali Waxaa laga helaa nooc kasta oo Faakiha ah (Khudaar ah).
Verse 53
فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
Transliteration fabi-ayyi ālāi rabbikumā tukadhibāni
Somali Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
Verse 54
مُتَّكِـِٔينَ عَلَىٰ فُرُشٍۭ بَطَآئِنُهَا مِنْ إِسْتَبْرَقٍ ۚ وَجَنَى ٱلْجَنَّتَيْنِ دَانٍ
Transliteration muttakiīna ʿalā furushin baṭāinuhā min is'tabraqin wajanā l-janatayni dānin
Somali Waxay ku dangiigsan (ehlu Jannuhu) Gogol ay tahay hoosteedo istabraq (xariir) Midhaha Jannooyinku waa u dhawyihiin.
Verse 55
فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
Transliteration fabi-ayyi ālāi rabbikumā tukadhibāni
Somali Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
Verse 56
فِيهِنَّ قَـٰصِرَٰتُ ٱلطَّرْفِ لَمْ يَطْمِثْهُنَّ إِنسٌ قَبْلَهُمْ وَلَا جَآنٌّ
Transliteration fīhinna qāṣirātu l-ṭarfi lam yaṭmith'hunna insun qablahum walā jānnun
Somali Jannooyinka iyo Firaashka waxaa ku sugan Haween Indha waawayn oo dhawrsoon oosan taabanin horay Insi iyo Jinni midna.
Verse 57
فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
Transliteration fabi-ayyi ālāi rabbikumā tukadhibāni
Somali Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
Verse 58
كَأَنَّهُنَّ ٱلْيَاقُوتُ وَٱلْمَرْجَانُ
Transliteration ka-annahunna l-yāqūtu wal-marjānu
Somali Waxaad moodaa Haweenkaas Yaaquut iyo Murjaan (Jawhar midab leh).
Verse 59
فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
Transliteration fabi-ayyi ālāi rabbikumā tukadhibāni
Somali Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
Verse 60
هَلْ جَزَآءُ ٱلْإِحْسَـٰنِ إِلَّا ٱلْإِحْسَـٰنُ
Transliteration hal jazāu l-iḥ'sāni illā l-iḥ'sānu
Somali Wanaag abaalkiisu soo wanaag ma aha.
Verse 61
فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
Transliteration fabi-ayyi ālāi rabbikumā tukadhibāni
Somali Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
Verse 62
وَمِن دُونِهِمَا جَنَّتَانِ
Transliteration wamin dūnihimā jannatāni
Somali Waxay heli Labadaas Janno ka sokow kuwa kale.
Verse 63
فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
Transliteration fabi-ayyi ālāi rabbikumā tukadhibāni
Somali Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
Verse 64
مُدْهَآمَّتَانِ
Transliteration mud'hāmmatāni
Somali Waana Laba Jannoo madow (cagaaran).
Verse 65
فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
Transliteration fabi-ayyi ālāi rabbikumā tukadhibāni
Somali Nicmooyinka Eebe teebad beeninaysaan.
Verse 66
فِيهِمَا عَيْنَانِ نَضَّاخَتَانِ
Transliteration fīhimā ʿaynāni naḍḍākhatāni
Somali Waxaa dhexdeeda ah Laba ilood oo burqan.
Verse 67
فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
Transliteration fabi-ayyi ālāi rabbikumā tukadhibāni
Somali Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
Verse 68
فِيهِمَا فَـٰكِهَةٌ وَنَخْلٌ وَرُمَّانٌ
Transliteration fīhimā fākihatun wanakhlun warummānun
Somali Dhexdooda waxaa ah Faakihad (khudrad) iyo Timir iyo Rummaan.
Verse 69
فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
Transliteration fabi-ayyi ālāi rabbikumā tukadhibāni
Somali Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
Verse 70
فِيهِنَّ خَيْرَٰتٌ حِسَانٌ
Transliteration fīhinna khayrātun ḥisānun
Somali Dhexdooda waxaa ah Haween khayr leh oo Quruxsan.
Verse 71
فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
Transliteration fabi-ayyi ālāi rabbikumā tukadhibāni
Somali Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
Verse 72
حُورٌ مَّقْصُورَٰتٌ فِى ٱلْخِيَامِ
Transliteration ḥūrun maqṣūrātun fī l-khiyāmi
Somali Waa Haween Indhacad oo Gurigooda jooga.
Verse 73
فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
Transliteration fabi-ayyi ālāi rabbikumā tukadhibāni
Somali Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
Verse 74
لَمْ يَطْمِثْهُنَّ إِنسٌ قَبْلَهُمْ وَلَا جَآنٌّ
Transliteration lam yaṭmith'hunna insun qablahum walā jānnun
Somali Waa Haween uusan horay u taabanin Insi iyo Jinni midna.
Verse 75
فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
Transliteration fabi-ayyi ālāi rabbikumā tukadhibāni
Somali Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
Verse 76
مُتَّكِـِٔينَ عَلَىٰ رَفْرَفٍ خُضْرٍ وَعَبْقَرِىٍّ حِسَانٍ
Transliteration muttakiīna ʿalā rafrafin khuḍ'rin waʿabqariyyin ḥisānin
Somali Waxayna ehlu-Jannuhu ku dangiigsan Barkimo cagaaran iyo Gogol Quruxsan,
Verse 77
فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ
Transliteration fabi-ayyi ālāi rabbikumā tukadhibāni
Somali Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
Verse 78
تَبَـٰرَكَ ٱسْمُ رَبِّكَ ذِى ٱلْجَلَـٰلِ وَٱلْإِكْرَامِ
Transliteration tabāraka us'mu rabbika dhī l-jalāli wal-ik'rāmi
Somali Waxaa barakadiisu badnaatay Magaca Eebaha wayn ee shrafta leh.
Read Surah Ar-Rahman in another language
- English (word by word)
- Albanian
- Amazigh
- Amharic
- Assamese
- Azerbaijani
- Bambara
- Bangla
- Bosnian
- Bulgarian
- Chechen
- Chinese
- Czech
- Dari
- Dhivehi
- Dutch
- Finnish
- French
- German
- Gujarati
- Hausa
- Hebrew
- Hindi
- Indonesian
- Italian
- Japanese
- Kannada
- Kazakh
- Khmer
- Kinyarwanda
- Korean
- Kurdish
- Luganda
- Malay
- Malayalam
- Maranao
- Marathi
- Nepali
- Norwegian
- Oromo
- Pashto
- Persian
- Polish
- Portuguese
- Romanian
- Russian
- Sindhi
- Sinhala
- Spanish
- Swahili
- Swedish
- Tagalog
- Tajik
- Tamil
- Tatar
- Telugu
- Thai
- Turkish
- Ukrainian
- Urdu
- Uyghur
- Uzbek
- Vietnamese
- Yao
- Yoruba
All 114 surahs in Somali: the Qur’an in Somali.
Somali translation: Mahmud Muhammad Abduh, from Quran.com. Transliteration: Quran.com. Recitation: Mishary Alafasy, from EveryAyah.com. MyDugsi is a learning aid, not a replacement for a qualified teacher.